Ahlu Sunna oo qaadacday doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale (Akhriso)

Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shaakir ayaa soo saaray War-saxaafadeed lagu sheegay in ahlu suna aysan qeyb ka aheyn wax uu ugu yeeray Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhiso Galmudug. Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah, islamarkaana  loo diiday … Continue reading Ahlu Sunna oo qaadacday doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale (Akhriso)